Fanaanka Soomaaliyeed ee haysta dhalashada waddanka Canada K'naan Abdi Warsame, ayaa soo qaaday hees cusub oo loogu magac daray 'Refugee' oo macnaheedu yahay qaxooti. 20 kii bishaan ayaa ku beegnayad ...
Waddan dhaliilidda mas'uuliyiinta ay marar badan dadka ku keentay dhibaato, heesta ugu dambeysay ee uu soo saaray fannaanka ugu caansan Itoobiya — taas oo u muuqata inay cambaareyneyso dowladda — ayaa ...